Archive

Posts Tagged ‘Shirka London’

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Bandhig Lagu Qabtay Hargeysa

Thursday, March 1, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 1, 2012               WARKA TFG da

.

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta ka qayb galay carwo lagu soo bandhigayay qaybaha farshaxannimada, gabayada, mutidda iyo waliba qaybaha kala duwan ee ay nabaddu leedahay. Read more…

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo La Kulmay Soo Dhaweyn Iyo Galbis Cusub – SAWIRRO

Monday, February 27, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 27, 2012


Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa 26/2/2012 dalka dib ugu soo noqday kadib Read more…

Shiikh Shariif Oo Sheegay “In Madaxdii Somaliland Ay Hadal Wanaagsan Jeediyeen”,Wada Hadalna Lagalayo

Monday, February 27, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 27, 2012
“Somalidu Ka qayb Galka Shirka London Muhiim Bay ahayd”

.

 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo dalka dib ugu soo laabtay shalay kadib markii uu kasoo qayb galay shir ka dhacay London 23 Feb oo looga hadlayay Soomaaliya,shirkaas oo la magac baxay “Shirka London”. Read more…

Soomaaliya – Xukumadda Oo Soo Dhaweeysay natiijooyinka Shirka London’War-Saxaafadeed’

Friday, February 24, 2012 Comments off

                                                                                             WARKA TFG da
Warsaxaafadeed

(Muqdisho, Febraayo 24, 2012) Xukuumadda Soomaaliya waxay si qalbi furan kusoo dhaweneysaa mirihii shirkii Londan ee shalay halkaasi lagu soo gabagabbeeyay. Read more…

Soomaaliya -Xildhibaanno soo dhaweeyay shirkii London

Friday, February 24, 2012 Comments off

WARKA TFG da

Muqdisho,Jimco 24 February 2012 (SONNA) – Qaar ka mid ah Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay qodobbadii ka soo baxay shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee xarunta Read more…

Ra’iisul wasaare Cabdi Weli – “waan soo dhaweynayaa in Soomaaliland aan wada hadalno”

Friday, February 24, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 24, 2012                 WARKA  TFG da
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo baaqkii ka soo baxay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee arrimaha Soomaaliya looga hadlayay, kaasi oo ku aadanaa in Soomaaliland ay ka wada hadlaan ayahooda, isagoo dhanka kale sheegay in uu guuleystay shirkii London. Read more…

Dawladda Soomaaliya Tafsiir Haka Bixiso Qodobada Shirka London

Friday, February 24, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 24, 2012

Waxaa wax wax lala yaabo ah in umadda Soomaaliyeed ay ku jirto jaah wareer ay ku rideen kuwo siyaasiyiinta u ah iyo warbaahinta oo ba kadaran,waxaa kale oo kasii daran in shirka London ee 26 ka qodob kasoo baxeen ee maalinta ku dhamaaday uu noqonayo kii Soomaali indhaha u furi lahaa oo ay ku fahmi lahaayeen waxyaalo badan oo umadda Soomaaliyeed ka qarsoonaa. Read more…

Shirka London Oo Lasoo Gabagabeeyay – Qodabadii

Thursday, February 23, 2012 Comments off

Shirka London oo soo xirmay iyo bayaan (War murtiyeed) kii kasoo baxay oo ku qoran afka Ingiriiska. Read more…

Shirka London Ha Lagu Daro – In Ladhiso Ciidanka XDS iyo Talooyin Ku Socda Ka Qayb Galayaasha

Thursday, February 23, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 23, 2012

Waxaan ugu baaqaynaa Mas’uuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qayb galaysa shirka London inay ku adkaystaan in laga taageero dhismaha ciidan qaran oo Soomaaliya (Ciidanka XDS) yeelato oo ka kooban Soomaali oo dhan,dib udhis lagu sameeyo dalka iyo arrinta Soomaaliya ay u taalo Soomaaliya. Read more…

Shirkii London ee Soomaalida Oo Furmay

Thursday, February 23, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 23, 2012

Waxaa furmay shir caalami ah oo loogu magac daray Shirka London  oo looga hadlayo Soomaaliya,waxaana ka qayb galay ilaa 50 dawladood,Hay’ado iyo Ururo Caalami ah isugu jira. Read more…