Archive

Posts Tagged ‘Shirka Nayroobi’

Warmurtiyeedka Saxiixayaasha Roadmap-ka Ee Shirkii Nairobi 20-22 June 2012

Saturday, June 23, 2012 Comments off

Shir ay  saxiixayaasha roadmapka ku yeesheen magaalada Nayroobi 20 – 22 ka June 2012 ayay si wadajir ah waxay uga soosaareen warmurtiyeed sida lagu sheegay warbaahinta qaranka wauxuuna u qornaa sidatan. Read more…

Shirkii Saxiixayaasha Road-mapka Oo Ka furmay Kenya

Thursday, June 21, 2012 Comments off

Shir ay leeyihiin Saxiixayaasha Road-mapka ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kaas oo looga hadlayo waxyaabihii ka qabsoomay Road-Mapka iyo sidii loo dardargalin lahaa waxyaabaha dhiman. Read more…

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya: “Arrinka waxaa loo daayay Soomaalida”

Thursday, May 26, 2011 Comments off

Laaska News  May 26,2011

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/kariim Xasan Jaamac oo Radio Muqdisho la hadlay isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa  sheegay in shirkii Golaha ammaanka ee ka dhacay Nairibi ay ka soo baxeen qodobbo mira dhal u ah Umadda Soomaaliyeed. Read more…

Somalia:Xildhibaano cambaareeyay wafdigii ka qeyb galay Shirka Kenya

Monday, April 18, 2011 Comments off

Laaska News April 18,2011

Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay xildhibaanadii ka qeyb galay shirkii dhawaan ay Qaramada Midoobay ku qabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Read more…

C/laahi Yusuf oo Shirka Nairobi Canbaareeyey – DHAGEYSO

Friday, April 15, 2011 Comments off

Laaska News April 15,2011



.

Sana’a(VOA) Madaxweynihi hore ee Somalia, C/laahi Yusuf ayaa sheegay in shirka Nairobi ay wataan dowladdo shisheeye oo doonaya inay Somalia gumeystaan. Read more…

Somalia:Shirkii Kenya iyo wixii ka soo baxay- WARBIXIN iyo SAWIRRO

Thursday, April 14, 2011 Comments off

Laaska News April 14,2011

Shir loogu magacdaray wada tashi oo uu soo qabanqaabiyay xafiiska siyaasada QM ee UNPOS loogana hadlaayay arrimaha Soomaaliya ayaa waxa uu ku soo gabagaboobay magaalada Nairobi. Read more…