Archive

Posts Tagged ‘Shirka Wadatashiga Garoowe’

Soomaaliya – Haweenka Oo Socod Ku Maray Muqdisho,”Taageerid Natiijada Shirka Garowe & Maalinta Socdaalka 3000 ee Haweenka Soomaaliyeed” + SAWIRRO

Friday, January 6, 2012 Comments off

Laaska News                                                         Warka TFG da.

Muqdisho, January 5, 2012———Kumanaan ka mid ah haween Soomaaliyeed gobolka Banaadir ayaa maanta isugu soo baxay socod dheerna ku maray wadada u dhaxeysa Taaladii SYL iyo Xaawo taako kuwaasoo maamuus u sameynayay maalin ay ugu magac dareen  maalinta socdaalka saddexda kun ee haweenka Soomaaliyeed.

Read more…

Somalia:Shirka Wadatashiga Oo Soo Dhamaaday,Lagana Heshiiyay Ismari Waagii Qaybsiga Baarlamaanka

Saturday, December 24, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 24, 2011

Garowe – Shirka wadatashiga wajigiisa labaad ee ka socday magaalada Garowe,Caasimadda Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ee socday mudadii udhaxaysay 21-24 bishan   ayaa lasoo gabagabeeyay maanta. Read more…

Shirka Wadatashiga Garowe Oo Galay Maalintii labaad Iyo Wararka Ka Soobaxaya

Thursday, December 22, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 22, 2011          Qoddobada laysla Meel Dhigay

Garowe – Waxaa lagu soo waramaya in shirka wadatashiga  Arrimaha Dastuurka ee ka soconaya magaalada Garowe  uu galay maalintiisii labaad.

Waxaana  lagu soo waramaya in ergadii laga qabtay laba guddi.

Shaqada guddiyadan ayaa la tilmaamay inay kala yihiin Guddi xagga Arrimaha Dastuurka,sida loo hirgalinayo iyo mid ka hadli doona habka loo dhimayo xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya. Read more…

Shirka Wadatashiga oo Ka Furmay Garowe –

Wednesday, December 21, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 21, 2011

Garowe – Wararka laga helayo magaalada Garoowe ayaa kusoo waramaya in shirkii wadatashiga wajigiisii labaad uu maanta galinkii dambe ka furmay xaruunta Jaamacadda PSU ee Garowe. Read more…