Archive

Posts Tagged ‘Siyaasadda Soomaaliya’

Madaxweyne Shariif Oo Si-diiran Loogu Soo Dhaweeyay Muqdisho,Kana Warbixiyay Shirkii Nayroobi (August 5, 2012)

Monday, August 6, 2012 Comments off

Laaska News  August  6,   2012

Muqdisho – Wararka ka imanaya caasimadda dalka ayaa kusoowaramaya in Madaxweynaha Soomaaliya Md Sheekh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta kasoo dageen garoonka Adan Cadde ee Magaalada Muqdisho, halkaana sii diiran loogu soo dhaweeyay.
.

Madaxweynaha ayaa kasoo laabtay socdaal shaqo oo uu kutagay magaalada Nayroobi,kagana soo qayb galay shir ay yeesheen saxiixayaasha Roadmapka iyo wafdi kasocday dalka maraykanka oo ay hogaaminaysay Wasiiraddda Arrimaha Dibadda ee Kilinton. Read more…

Advertisements

Wasaaradda A Gudaha Ha Loo Daayo Shaqadeeda, Haddii La Doonayo Qawlaysatada In Laga Sifeeyo Afgooye Iyo Ciidanka Dhexdiisa

Tuesday, July 31, 2012 Comments off

Laaska News July  31,  2012

Warka kasoo yeedhay Afgooye ee ah cabashada  ay shacabka Afgooye ee uu hor kacayo Gudoomiyihii Degmada Afgooye ay ugudbiyeen madaxweynaha iyo wafdigiisi kormeerka ku tagay 30/7/2012 waxay ciddii maqashay ay  ku noqotay la yaab iyo fajaciso,kadib markii la maqlay Gudoomiyihii  Degmada oo ilmaynaya ayaa eedeeymo usoo jeediyay qaar ka tirsan ciidanka,kuna eedeeyay inay geysanayaan jidhdil,kufsi iyo dhac. Read more…

Shirka Ansaxinta Dastuurka Oo Furmaya 25 Ka July 2012

Tuesday, July 24, 2012 Comments off

Laaska News July 24,  2012

Muqdisho, Jul.23 – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa sheegay in uu ku raja weyn yahay in shirka ansaxinta dastuurka uu furmayo 25 ka bishan. Read more…

Soomaali Wali Isma Baran Haddii Reer Guuraaga Oo Maqan Dastuur Layska Ansaxinayo!!!!!!!!

Wednesday, March 28, 2012 Comments off

Waxaa arrin la yaable ah dalka waxaa kajira xukuumad iyo Baarlamaan,shaqadii ay iyagu lahaayeen haddii ay tahay dal iyo dibad waxaa shaqadoodii ku haysta oo garab socda oo kagaba horreeya waddamo kale,hay’ado,iyo qaar maamulada kamid ah,kooxo iyo shakhsiyaad.
.
Sida la wada ogsoon yahay xukuumadda Soomaaliya waxaa la gu dhisay hab beeleed lagu magacaabay 4.5 ka. Read more…

Madaxweynaha Somaaliya Oo Ka Hadlay Soo Dhaweynta Khaatumo

Thursday, March 8, 2012 Comments off


Muqdisho
March 8  (Laaska News) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo ka qayb galay xuska maalinta haweenka oo ka dhacday Muqdisho hadalna ka jeediyay ayaa mar uu ka hadlay soo dhaweynta Khaatumo waxa hadaladiisa kamid ahaa: Read more…

Shirka London Ha Lagu Daro – In Ladhiso Ciidanka XDS iyo Talooyin Ku Socda Ka Qayb Galayaasha

Thursday, February 23, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 23, 2012

Waxaan ugu baaqaynaa Mas’uuliyiinta Soomaaliyeed ee ka qayb galaysa shirka London inay ku adkaystaan in laga taageero dhismaha ciidan qaran oo Soomaaliya (Ciidanka XDS) yeelato oo ka kooban Soomaali oo dhan,dib udhis lagu sameeyo dalka iyo arrinta Soomaaliya ay u taalo Soomaaliya. Read more…