Archive

Posts Tagged ‘Socdaalka’

Ra’iisal Wasaare Prof Cabdiwali Oo Kasoo Noqday Gaalkacyo

Thursday, March 29, 2012 Comments off

Muqdisho. Mar. 28 (Laaska News) Raiisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Read more…

Somalia:Wafdi uu Hogaaminayo R/Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Kormeeray Boosaaso – SAWIRRO

Saturday, December 31, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 31, 2011

Ra’isal wasaaraha iyo wafdigiisa oo kormeeray maxjarro ku yaal Boosaaso iyo Jaamacadda  Bariga Afrika ee Magaaladaas,Dec.29.

Read more…

Somalia:Ra’iisal Wasaare Prof. Cabdiwali iyo Wafdigiisii Oo Kormeeray Boosaaso – SAWIRRO

Saturday, December 31, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 31, 2011

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas oo hogaaminaya wafdi ballaaran oo ka tirsan xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa socdaal ku tagay magaalada Dakedda ah ee kutaal xeebta badda cas ee Boosaaso , Gobolka Bari, halbawlahana u ah Maamulka Puntland 27/12/2011.

Read more…

R/Wasaaraha Soomaaliya Oo Muqdisho Kusoo Noqday

Friday, December 30, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 30, 2011
R/wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta kusoo noqday magaalada Muqdisho.

Ra’isal Wasaaraha iyo wafdigiisa  ayaa socdaal kaga soo noqday maamul Goboleedka Puntland iyagoo kasoo kicitimay magaalada Boosaaso oo ay maalmahan kusugnaayeen. Read more…

MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA Sida Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Garoowe – SAWIRRO

Wednesday, December 21, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 20, 2011                  Q. 2aad


. Read more…

Socdaalkii MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA ee Garoowe iyo Sida Loogu Soo Dhaweeyey – SAWIRRO

Tuesday, December 20, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 20, 2011                       Q.1aad.

Garowe
– Halkaan Waxaa laydinkugu soo gudbiyay sawirro muujinaya sida magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Read more…