Archive

Posts Tagged ‘Somali culture’

Ra’isal Wasaaraha Oo Ka Hadlay Socdaalkiisii Iyo Arrimo Kale

Saturday, June 9, 2012 Comments off

 

Muqdisho – Ra’isal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligas ayaa warbaahinta kula hadlay Garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde ee magaalada Muqdisho,kadib markii uu dalka kusoo laabtay duhurnimadii shalay (sida lagu sheegay warbaahinta qaranka) ayaa ka Read more…

Advertisements

Soo Dhawayntii Garaad Jaamac Ee Gobolka Minnesota -New VIDEO DAAWO

Thursday, December 23, 2010 Comments off

Laaska News December 23,2010.

Halkan ka daawo Cajalad Cusub oo laga duubay Soo dhaweyntii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ee Gobolka Minnesota. Read more…

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Soo dhaweyntii Jaalliyada Soomaaliyeed ee Minnesote-Daawo VIDEO

Wednesday, December 22, 2010 Comments off

Laaska News December 22,2010.

Minneopolis(Laaska News) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa xalay   Jaaliyada Soomaaliyeed ee Goblka Minnesote  si heer sare ah ugu soo dhaweeyeen Garoonka Diyaaradaha.

Halkan Kadaawo Soo dhaweynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ee Taariikhiga ah. Soo Dhawoow Garaad……..

Read more…

Lasanod Online oo Shaacisay Xafladaha Soo Dhoweynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ee Minnesota

Saturday, December 18, 2010 Comments off

 Laaska News December 18, 2010
Garaad Jaamac Garaad IsmaaciilMinneapolis,(Lasanod Online)- Garaad Jaamac Garaad ayaa hadii Allah idmo kusoo beegan magaalada Minneapolis maalinta Talaadada ee bisha December tahay 21 ka.
Garaadku wuxuu kasoo degidoona garoonka caalimiga ee Minneapolis Airport Maalinta Tuesday, December 21.
  Read more…