Archive

Posts Tagged ‘Somali Elders’

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Ka Hadlay Shaqada Guddiga Farsamada ,Habka Iyo Awoodda Xulista Baarlamaanka

Friday, August 17, 2012 Comments off

Laaska News August  17, 2012             Update      ” Warsaxaafadeed”


Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane  Sheekh Shariif Sheekh Axmed  uu maanta shir jaraa’id u qabtay kaga hadlay xiisadda maalmahan taagnayd ee xulista xubnaha Baarlamaanka iyo Guddiga farsamada ka dhex taagnayd ,warbaahintana aad looga maqlayay iyo cabashada kasoobaxaysay. Read more…

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Kulan La Qaatay Gudiga Xalinta Khilaafaadka

Tuesday, August 14, 2012 Comments off

Laaska News August  14,  2012

MuqdishoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa kulan la qaatay gudiga xalinta Khilaafaadka isagoona ugu baaqay in la xaliyo cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. Read more…

Somalia -Odoyaasha Dhaqanka Oo Sheegay In Xulista Mudanayaasha Cusub Ay Gebagabo Ku Jirto

Tuesday, August 14, 2012 Comments off

Laaska News  August  14,   2012

Garaad Jaamac  Garaad Cali  Garaad Jaamac

 

Muqdisho – Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee ku howlan xulista Mudanayaasha ka mid noqonaya Baarlamanka cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan howlaha xulista xildhibaannada iyagoo ka digay caqabad ka timaada dhinaca Siyaasiyiinta. Read more…

Somali PM Oo Lakulmay Odayaasha Dhaqanka,Kana Hadlay Dadajinta Ergada,Saamiga Haweenka 30%

Tuesday, July 24, 2012 Comments off

Laaska News  July 24,  2012

Muqdisho , July 23 – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali oo hadal ka jeediyay kulankii uu la yeeshay odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed July 23  ayaa odayaasha kala hadlay arrimo ay kamid yihiin soo dadajinta xulista ergada ansaxinta dastuurka,arrimaha haweenka iyo saamiga ay ku leeyihiin dawladda cusub. Read more…

Warka Somalia – PM Gaas Oo Kulan La-yeeshay Odoyaasha Dhaqanka

Thursday, July 19, 2012 Comments off

Laaska News  July  19, 2012

Muqdisho –  Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali oo ay waheliyaan xubno Golahiisa Wasiirada kamid ah ayaa maanta kormeer ku tagay madasha uu shirku uga socdo Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed. Read more…

Somalia:R/wasaaraha oo la kulmay Odayaal Dhaqameed

Thursday, April 28, 2011 Comments off

Laaska News April 28,2011

Muqdisho,Somalia – R/Wasaaraha Xukumadda Federaaklak KMG-ka Soomalaiya Soomalaiya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed  oo maanta   gelinkii dambe   kulan la  qaatay Odayaal dhaqameedyo ayaa sheegay in Dowladad KMG  ay Read more…

Agostine Mahiiga oo la kulmay Odayaal dhaqan

Saturday, February 19, 2011 Comments off

Laaska News Saturday, 19 February 2011  

DJibouti (RM)-Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Agostine Mahiga ayaa magaallada Jabuuti kulamo la qaatay odayaal iyo waxgarad ka kala yimid gobollada waddanka. Read more…