Archive
Madaxweyne Somalia Oo Socdaalkii 2aad Ku Tagay Baladweyne
Laaska News 3 Oct.2012.
Mogadishu, Oct.2 (LNA)-Madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku tagay socdaalkiisii labaad magaalada Baledweyne ee magaala madaxda Gobolka Hiiraan ee sida ba’an daadadka iyo fatahaaddu ay u wax yeeleeyeen u waxyeeleeyeen dad iyo duunyaba. Read more…
Somali News – “Floods in Baladweyne” Roobab,Daad Iyo Wabiga Oo Ku Fatahay,Dhimasho,Codsi Gurmad Deg Deg Ah
Laaska News Sept. 29, 2012
Waxaa lagu soo waramayaa in roobab xoog leh oo ka da’ay magaalada baladweyne iyo nawaaxigiisa ay waxyeelo kasoo gaadhay dadkii, guryahoodii iyo hantidii ay haysteen intaba ,waxaana la sheegay in dadka qaarkood ay u baxeen dhulka joogga sare leh iyo buuralayda, waxaana lagu soo waramayaa in dad toboneeyo ah ay wax yeelo kasoo gaadhay oo ay halkaa ay ku geeriyoodeen. Read more…
War-Murtiyeedkii Shir-Yarihii Qaramada Midoobay Ee Somalia (Communiqué on Secretary-General’s Mini-Summit on Somalia)
Top News – War-murtiyeedkii laga soo saaray shir-yarihii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon uu ku qabtay xaruunta QM ee New York 26 kii September, loogana hadlay arrimaha Soomaaliya, waxaana ka qayb galay dawlado badan oo ay kamid yihiin 5 ta joogtada ah ee Golaha Amaanka, UN ka, Hay’ado iyo Ururo caalami ah iyo kuwa gobolka, waxaa shirkaa Somaaliya uga wakiil ahaa oo ka qayb qaatay PM Dr. Cabdiwali Maxamed Caligaas, sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Hassan Sheikh Mohamud ayaa shirkaa kaga qayb galay khadka maqal iyo muuqaalka ah ee teleconference -ga ah.
.
Maxaase kasoo baxay? kalmado aanan caalamka ku arag kuna maqal muddo labaatan sano ah!!!!!
“We reaffirmed our respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and unity of Somalia and pledged our support to a peaceful, democratic, stable and prosperous Somalia. We recognized that Somalia had entered a new political era and committed to forge a new partnership for peace-building and state-building, which should be based on principles of national ownership, mutual accountability and transparency.”
UN SG’s Mini-Summit on Somalia in New York, President of Somalia attended by Video Teleconference from Mogadishu
UN News.
Related:
‘No time to lose’ to advance peace and democracy in Somalia – Ban
UNITED NATIONS, 26 September 2012 – Secretary-General Ban Ki-moon today praised Somalia for the progress in its democratic transition and called on the international community to continue supporting the East African nation, stressing that “there is no time to lose” as the country is still facing serious humanitarian and security challenges. Read more…
Muqdisho Oo Magacaabis PM Ugu Dabaal Dagtay Rasaas Madaxtooyada Oo Beenisay,Xukuumadda Oo Ka Digtay Ridista Rasaasta
Laaska News Sept. 26, 2012
Muqdisho -iyadoo ay shacabka Soomaaliyeed ay dhegaha u taagayaan shaksiga uu noqonqyo PM dalka ee uu ku dhawaaqi doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wararka lahga helayo caasimadda soomaaliya ee Muqdisho ayaa ku soo waramaya in Muqdisho looga dabaaldagay magacaabis Ra’iisal Wasaare oo ay shacabku maqleen in la magacaabay, rasaas dabaal deg ahna ay ciidamadu rideen Sept.25, 2012. Read more…
Somalia – Xildhibaan Lagu Dilay Muqdisho Caawa (Sept.22, 2012)
Laaska News Sept. 22, 2012
Magaalada Muqdisho wararka ka imanaya ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ay dabley hubaysan ay ku toogteen fiidkii hore ee caawa (waqtigii salaadda). Read more…
Madaxweynaha Cusub Ee Somalia Oo Ka Badbaaday Qaraxyo Ismiidaamin Ah,Shacabkana Lahadlay
Laaska News Sept. 13, 2012 (Akhri Khudbadda)
Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Prof. Xasan Shiikh Maxamuud ee la doortay Sept. 10 keedii ayaa warbaahinta kala hadlay shacabka Soomaaliyeed ugana tacsiyadeeyay geerida dhawr kamid ah ciidanka oo waxyeelo geeri iyo dhaawacba leh ay kasoo gaadhay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee uu kabadbaaday,Madaxwynaha JFS, Waxa kale oo uu sheegay inaysan waxba kabadalayn qaraxayadaas dhacay,oo aysan kaleexanayn wadada lahaysto(loo joojin maayo weeye macnaheedu). Read more…
Murashax Shariif Oo U Hambalyeeyay Murashaxii Tartanka Ka Helay (Sept. 10, 2012)
Muqdisho- Sept. 10 (LN)- Murashax Shariif (Madaxweyne Shariif) oo khudbad ka jeediyay baarlamaanka kadib markii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya uu ku dhawaaqay natiijadii rasmiga ahayd ee kasoobaxday tartankii doorashada Madaxweynaha ee ay wareeggii 3aad ku tartameen isaga iyo Murashaxa kale ee ku guulaystay tartanka doorashada Madaxweynaha Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan (Madaxweynaha Cusub). Read more…
Gudoonka Baarlamaanka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashada Madxweynaha Somalia (Sept. 10, 2012)
Update: “Xasan Shiikh oo loo dhaariyay Madaxweynaha Soomaaliya”.
Muqdisho– Sept.10 – Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada rasmiga ahayd ee kasoo baxday tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ka dhacday magaalada Muqdisho Sept. 10, 2012 ayna wareeggii 3aad ee doorashada ku tartameen laba musharax. Read more…
Breaking News:Somalia Elects New President “Hassan Sheikh Mohamud”
Laaska News Sept. 10, 2012
Somali lawmakers has elected a new Somali President, Hassan Sheikh Mohamud.
Hassan Sheikh Mohamud 19o Vote
Sharif Ahmed Sheikh Ahmed 79