Archive

Posts Tagged ‘Somali PM Dr.Farmajo’

Soomaaliya – Mudane farmaajo oo sawir Xusuus ah la galay Xubnaha Golaha Wasiirada Xukuumadda.

Wednesday, June 22, 2011 Comments off

Laaska News  June 22,2011

Sawir Xusuus ah oo Mudane Farmaajo iyo xubnaha Golaha Wasiiradu ay wada galeen - Muqdisho, June 22,2011

Read more…

Advertisements

Somalia:R/wasaare Farmaajo oo kulan la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka

Wednesday, June 15, 2011 Comments off

Laaska News  June 15,2011
R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmjo oo Maanta kulan la qaatay Mudaneyal faro badan oo ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya ayaa ballan qaday inay Xukuumaddiisu si buuxda ula shaqeyneyso Xubnaha Baarlamanka, isagoo ka dalbaday xubnaha Baarlamanka inay iska saamaxaan qaladaadka ay ka tabanayaan R/wasaaraha. Read more…

Somalia:Kulan looga soo horjeeday iscasilaada R/wasaare Farmaajo oo Galgaduud ka dhacay

Thursday, June 9, 2011 Comments off

Laaska News  June 9,2011
Kulan looga soo horjeeday iscasilaada R/wasaare Farmaajo ayaa maanta ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud. Read more…

Somalia:sawirada banaanbaxa Muqdisho ka soconaya.

Thursday, June 9, 2011 Comments off

Laaska News  June 9,2011
sawirada banaanbaxa Muqdisho ka soconaya.

Read more…

Somalia:R/wasaaraha oo dalka ku soo laabtay + Warar la xiriira

Thursday, May 26, 2011 Comments off

Laaska News  May 26,2011

R/wasaaraha oo la kulmay Madax ka tirsan caalamka

R/wasaare Farmaajo oo la kulmay Ergayga Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

R/wasaaraha oo dalka ku soo laabtay Read more…

Kenya:Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha oo Nairobi gaaray SAWIRRO+DHAGEYSO

Wednesday, May 25, 2011 Comments off

Laaska News  May 25,2011

Nairobi,Kenya(May 24) – Wafdi ay hogaaminayaan madaxweynaha jamhuuriyada iyo ra’iisulwasaaraha dalka ayaa soo gaaray garoonka Joma Kenyata ee magaalada Nairobi.

Wafdiga madaxweynaha oo 25 xubnood ka kooban Read more…

Somalia:R/wasaaraha- “Hay’adaha Dastuuriga ah waa inay si wadajir ah u go’aamiyaan mustaqbalka Dalka”-War-saxaafadeed

Sunday, May 15, 2011 Comments off

Laaska News May 15,2011

Sabti, 14 May 2011 – Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa warbixin kooban ka bixiyey socdaalkiisa iyo waxii u qabsoomay. Ra’iisul Wasaaraha  ayaa ka qeybgalay shirkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey Read more…

Somali prime minister warns of “descent into political instability”

Thursday, May 12, 2011 Comments off

Laaska News  May 12,2011

Mohamed Abdullahi Mohamed (left), Prime Minister of the Somali Republic, addresses a Security Council meeting on the situation in his country.

UNITED NATIONS, May 11 (Xinhua) — Mohamed Abdulahi Mohamed, the prime minister of the UN-backed Transitional Federal Government of Somalia (TFG), on Wednesday warned of a “descent into political instability” in the Horn of Africa country, saying that his nation “is at war with internal and external extremist forces and with a debilitating issue of piracy.”

“The most disturbing consequence of this Read more…

R/wasaaraha Soomaaliya: “Xalka Burcadbadeedda maaha in maraakiib dagaal la soo diro”

Tuesday, April 5, 2011 Comments off

Laaska News Apr 05,2011.

Dr.Farmajo PM

Muqdisho (Somalia) – Xukuumadda K.M.G ee Soomaaliya ayaa sheegtay in Maraakiib dagaal oo loo soo diro xeebaha Soomaaliya oo la dagaalama kooxaha Burcad badeeda ay ka habboontahay in dowladda Soomaaliya laga caawiyo dhinaca dhaqaalaha si dhulka loogala dagaalamo Burcad badeeda. Read more…

War Deg Deg ah: Xubno cusub oo xukuumadda lagu kordhiyay

Thursday, March 31, 2011 Comments off

Laaska News March 31,2011.
R/wasaaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta magacaabay 11 xubnood oo isugu jira wasiir ku xigeen iyo wasiiru-Dowlayaal kuwaas oo isla maanta lagu dhaariyay Read more…