Archive

Posts Tagged ‘Somali’

160 Soomaali,Afrikaan Tahriib Ah Oo La Badbaadiyay, Badda Mediterranean, Xeebaha Ka baxsan Malta

Friday, August 17, 2012 Comments off

Laaska News August 17,  2012            ( Somali, English)  + VIDEO

160 illegal African immigrants saved

Two African  Migrants dead,160 rescued

160 qof oo tahriibayaal afrikaan ah oo watay laba doonyood oo ka dirayay qaylo dhaan badda Mediterranean ka meel ka baxsan xeebaha Malta ayaa la badbaadiyay,warbaahinta gudaha ayaa waxay sheegtay 16 ka August.

Read more…

Clinton hails adoption of provisional constitution in Somalia

Friday, August 3, 2012 Comments off

 

Aug. 3,2012

WASHINGTON, Aug. 2 (Xinhua) — U.S. Secretary of State Hillary Clinton on Thursday hailed the adoption of a provisional constitution in Somalia, calling for a quick and transparent completion of the remaining tasks facing the African nation in transition.

“On behalf of President (Barack) Obama and the people of the United States, I want to congratulate the members of the Somali National Constituent Assembly and the Somali people on yesterday’s historic vote to approve Somalia’s Provisional Constitution, the top U.S. diplomat said in a statement. Read more…

Heshiiskii Kampala Shaxdii La Dhigay Ilaa Maanta Ayay Taagan tahay

Wednesday, August 1, 2012 Comments off

Laaska News   August  1,  2012

Waxaa xukuumadda TFG da soo maray waqtiyo ay si wanaagsan uhogaamin kareen dalka,caalamkana ay iska difaaci kari lahaayeen,waxaase ragaadiyay khilaaf dhexdooda ah iyo shax ka horreysay kolley inta maamulka kujirta badankooda. Read more…

Gudoomiye Ilmaynaya Oo Madaxweynihiisi U gudbiyay Cabasho

Tuesday, July 31, 2012 Comments off

Laaska News  July 31,   2012

Shacabka degmada Afgooye oo cabashadii ugu adkayd u gudbiyay Madaxweynaha Iyo Ciidankii Oo Fadeexad Ka qaaday Goobta.


 

Iyadoo ay soo kordhaysay qayla dhaanta ka imanaysa dadka kunool deegaanka Afgooye iyo waliba dadka ku socdaala wadada dheer ee udhaxaysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye kana cabanaya kuna eedeynaya in xad gudubyo ay u geysanayaan kooxo qawlaysato ah oo Ciidan ah oo ka tirsan ciidanka dawladda ee ku sugan deegaanka Afgooye ayaa Madaxwynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayo ay socdaal ku tageen magaalada Afgooye. Read more…

Dastuurka Cusub Ee Somalia Yeelanayso Akhri – (Warkii July 18,2012)

Thursday, July 19, 2012 Comments off

Laaska News   July  19,   2012               Warka Dalka (TFG da)

Muqdisho, July 18, 2012  – Qaraalkii ugu dambeeyay ee Dastuurka cusub ee yeelanayso Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagusoo bandhigay shabakadda wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee  SONNA. Read more…

Kawda Luulyo Oo Sanadka Gashay Caalamka

Tuesday, July 3, 2012 Comments off

Laaska News   July 3, 2012

 

  Read more…

Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya -“Madaxweynaha Jamhuuriyadda” Oo Dubai Kula Kulmay “Madaxweynaha Maamulka Somaliland”

Thursday, June 28, 2012 Comments off

Laaska News   June 28, 2012
Warkii Dalka ee Radio Muqdisho (RM) Cadka Jamhuuriyadda Soomaaliya

 

Photo:RM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka Carabta kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Mudane Axmed Maxamuud Siilaanyo. Read more…

DJibouti Oo U Dabaaldagaysa “Gobonimada” Dalka

Wednesday, June 27, 2012 Comments off

Laaska News

Waxaa dalka Jamhuuriyadda Jabuuti kasocda dabaaldeg ballaaran oo loogu dabaal dagayo sanadguuradii 35 aad ee kasoo wareegtay   markii Jamhuuriyadda Djibouti ay ka xorowday gumaystihii Faransiiska oo ku beegnayd “27 kii Juun 1977 ” . Read more…

Wafdigii Dawladda Soomaaliya,Maamulka SL Ee Wadahadaladii London Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Britain

Monday, June 25, 2012 Comments off

                     “Hambalyo – Bal shacabka Dibadda Kunool hadaad Mideysaan”.
“Warkani wuxuu kusoobaxay warbaahinta qaranka.”

Photo:RM

June 24, 2012 – Kulankan oo ka dhacay agagaarka Lambroke Road ee magaalada London isla markaana ay soo qabanqaabiyeen safaaradda Soomaalida & jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan magaaladaasi waxay wefdiga dowladda KMG ah & Ing. Feysal Cali Waraabe ugu waramayeen heshiiskii hordhacca ahaa ee ay ku gareen dhawaan  dalka Ingiriiska. Read more…

Somalia spoilers warned of sanctions

Tuesday, June 12, 2012 Comments off

By CAROLINE WAFULA (Nation, Kenya)

The US has repeated its threat to impose sanctions on anyone who undermines political change in Somalia.

Assistant Secretary of State for African Affairs Johnnie Carson said the US would issue travel sanctions and asset freeze orders on those who impede the political process to ongoing peace plans. Read more…