Archive

Posts Tagged ‘Somalia – US Relations’

Soomaaliya – Wafdi Maraykan Ah Oo Dalka Yimid,Kii Ugu Sareeyay 20 Sano

Sunday, June 10, 2012 Comments off

Muqdisho – Wafdi ka socda dawladda Maraykanka kii ugu sareeyay muddo 20 sano ayaa maanta yimid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxayna kulamo la qaateen madaxda sar sare ee dalka Soomaaliya sidaana waxaa lagu sheegay warbaahinta Qaranka. Read more…