Archive

Posts Tagged ‘SOMALIA’

Somalia:International community reaffirm their support to the efforts of all involved in the Transitional process

Monday, August 20, 2012 Comments off

Laaska News  August  20, 2012                    

 Wafuud kasocota QM,AU, & IGAD oo ay waheliyaan wakiilo kasocda Beesha caalamka ayaa booqday Caasimadda Soomaaliya  ee Muqdisho August 19, 2012 .

War-murtiyeed wadajir ah(Joint Statement ) oo ay soo saareen bulshada caalamka oo looga hadlayo Soomaaliya kuna qoran afka Ingiriiska ka Akhri xagga hoose.

  Read more…

160 Soomaali,Afrikaan Tahriib Ah Oo La Badbaadiyay, Badda Mediterranean, Xeebaha Ka baxsan Malta

Friday, August 17, 2012 Comments off

Laaska News August 17,  2012            ( Somali, English)  + VIDEO

160 illegal African immigrants saved

Two African  Migrants dead,160 rescued

160 qof oo tahriibayaal afrikaan ah oo watay laba doonyood oo ka dirayay qaylo dhaan badda Mediterranean ka meel ka baxsan xeebaha Malta ayaa la badbaadiyay,warbaahinta gudaha ayaa waxay sheegtay 16 ka August.

Read more…

Somalia:Ugandan president, UN envoy discuss Somalia elections

Thursday, August 16, 2012 Comments off

Laaska News  August  16, 2012

KAMPALA, Aug. 15 (Xinhua) — Ugandan President Yoweri Museveni has said that Uganda is ready to support Somalia as the troubled Horn of African country nears an end to the transitional period that will see new leaders on Aug. 20. Read more…

Somalia:Top Somali leaders vie for presidential contest

Thursday, August 16, 2012 Comments off

 

Laaska News August  16,  2012

MOGADISHU, Aug. 15 (Xinhua) — The three top leaders of the Somali government namely the President, the Prime Minister and the Speaker of the outgoing parliament have all announced their candidature for the upcoming presidential election due in less than a week. Read more…

Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay Soo Xulista Xubnaha Beesha Sool Ee Baarlamaanka Oo Laga Biyo-diiday – Wareysi

Wednesday, August 8, 2012 Comments off

Laaska News August 7, 2012
Shirkii Nairobi Iyo Sida Loo Qaybiyay soo xulista Xubnaha Beesha Sool Uga Qayb Galaysa Baarlamaanka Soomaaliya oo uu kahadlay Wasiirkii hore ee Warfaafinta kana biyo diiday sida loo maamulay.

Shirkii Saxiixayaasha Roadmapka ee ka dhacay magaalada Nairobi, warbaahintana  horrey looga maqlay qodobada miiska yaalay ayaa waxaa  shalay laga soo saaray qodobo,qodobadaas  oo ay kamid ahaayeen qodob sheegaya in xubnaha Beesha Dhulbahante uga qayb galaya Baarlamaanka Soomaaliya laga soo kala xulo  ama ay soo kala xulaan odayaal kusugan Muqdisho iyo maamulka Puntland.

. Read more…

Clinton hails adoption of provisional constitution in Somalia

Friday, August 3, 2012 Comments off

 

Aug. 3,2012

WASHINGTON, Aug. 2 (Xinhua) — U.S. Secretary of State Hillary Clinton on Thursday hailed the adoption of a provisional constitution in Somalia, calling for a quick and transparent completion of the remaining tasks facing the African nation in transition.

“On behalf of President (Barack) Obama and the people of the United States, I want to congratulate the members of the Somali National Constituent Assembly and the Somali people on yesterday’s historic vote to approve Somalia’s Provisional Constitution, the top U.S. diplomat said in a statement. Read more…

Shirkii Golaha Qaran Ee Dastuurka Oo Dhamaaday (August 2,2012)

Friday, August 3, 2012 Comments off

Laaska News Aug.3 1,2012

Muqdisho – Shirkii Golaha qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ee kasocday xaruunta shirka ee dugsiga Booliska (Iskoolo Boliisiya) ee Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,ayaa lasoo gabagabeeyay shalay, shirkaas oo socday 25 July – 2 August,2012. Read more…

Baargaal Oo Siweyn Looga Xusey Munaasabada 14 – Guuradii Kasoo Wareegtey Aasaaska Puntland – SAWIRRO

Friday, August 3, 2012 Comments off

Laaska News August 3,2012

Baargaal, (Aug.1)- Waxaa Degmada Baargaal ee Gobolka Bari si weyn looga xusey munaasabadda 14 guuradii ka soo wareegtey aasaaska Puntland iyadoo dadweyne aad u tiro badan iyo mas’uuliyiin ay ka soo qeyb galeen dabaal daggaas oo siweyn loo soo agaasimey. Read more…

Urur Cusub Oo Degaanka Baargaal Looga Dhawaaqay + SAWIRRO

Thursday, August 2, 2012 Comments off

Laaska News  August  2,  2012

Baargaal – Waxaa si rasmi ah looga dhawaaqay Degaanka Baargaal urur cusub oo magaciisa marka lasoo gaabiyo la yiraahdo “ACDO”  (Action Community for Development Organization)  ururkan oo ka shaqayn doona arrimaha bulshada sida wax barashada, daryeelka caafimaadka , ka shaqaynta deegaanka Baargaal iyo Nawaaxigeeda ,  horumarinta dalka iyo kobcinta garaadka dhalinyarada oo waqtigan u baahan in dhinacyo badan laga baraarujiyo. Read more…

Heshiiskii Kampala Shaxdii La Dhigay Ilaa Maanta Ayay Taagan tahay

Wednesday, August 1, 2012 Comments off

Laaska News   August  1,  2012

Waxaa xukuumadda TFG da soo maray waqtiyo ay si wanaagsan uhogaamin kareen dalka,caalamkana ay iska difaaci kari lahaayeen,waxaase ragaadiyay khilaaf dhexdooda ah iyo shax ka horreysay kolley inta maamulka kujirta badankooda. Read more…