Archive

Posts Tagged ‘Suuriya’

Syrian Rebel Moves Headquarters From Turkey To Syria + Related News

Sunday, September 23, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 23,  2012

Falaagada Suuriya Oo Bartoodii Hogaaminta  Kala  Soo Guurtay Turkiga oo Lasoo  Gashay  Suuriya

Falaagada kasoo hor jeedda xukuumadda Suuriya ee isku macaabay ciidamada xorta ah ee Suuriya ayaa xuruuntoodii barta hogaaminta ka soo raray Turkiga oo la soo galay gudaha Suuriya,waxayna u diyaar garoobayaan weerar ay ku qaadaan ciidamada madaxweyne Bashar Al- Asad ee kusigan gudaha magaalada Dimishiq. Read more…

Advertisements

Suuriya Oo Sheegtay Qabashada Saraakiil Malatari oo Shisheeye

Tuesday, August 7, 2012 Comments off

Laaska News  August  7, 2012

Suuriya waxay sheegtay in ciidamadeeda ka dagaalamaya ama dagaalka iyo weerarka ku haya qaybaha ay falaagadu ka haystaan caasimadeeda ganacsiga ee Xalab ay ku qabteen saraakaal malatari oo dhawr ah kana soo jeeda am u dhashay Sacuudiga iyo Turkiga. Read more…

Xadka Suuriya-Turki Oo Ku Dhaw Goob Dagaal

Monday, July 23, 2012 Comments off

Laaska News July 23, 2012

Sida ay ku warameen warbaahinta Turkiga,Turkigu wuxuu u dhaqaajiyay xadkiisa uu la leeyahay Suuriya 5 kale oo sawaariikhda batariga ee Lidka diyaaradaha.

.
Warbaahinta Suuriya waxay sheegtay in ciidamada Suuriya ay helicopter qoryuhu ka dhacaan ee dagaalka ay u adeegsadeen qiyaastii 150 qof oo ay ku sheegeen inay ahaayeen dagaalyahanno qaacido ah oo isku dayay inay usoo gudbaan dhulka Suuriya kana yimid xagga Turki. Read more…

Dagaalada Suuriya Oo Qasaarihiisu Soo Kordhayo Iyo Caalmkii Oo Ismari La’

Sunday, July 15, 2012 Comments off

Laaska News  July 15,  2012


EPA  ( File).

Waxaa lagu soo waramayaa in dagaalada Suuriya ay shalay ku dhinteen dad gaaraya 88 qof ,waxaana maalmo kahor dhintay dad lagu qiyaasay 200 oo qof oo loobadinayo inay ubadan yihiin xiigaga kasoohorjeeda xukuumadda.  Read more…