Archive

Posts Tagged ‘Tahriibayaal’

160 Soomaali,Afrikaan Tahriib Ah Oo La Badbaadiyay, Badda Mediterranean, Xeebaha Ka baxsan Malta

Friday, August 17, 2012 Comments off

Laaska News August 17,  2012            ( Somali, English)  + VIDEO

160 illegal African immigrants saved

Two African  Migrants dead,160 rescued

160 qof oo tahriibayaal afrikaan ah oo watay laba doonyood oo ka dirayay qaylo dhaan badda Mediterranean ka meel ka baxsan xeebaha Malta ayaa la badbaadiyay,warbaahinta gudaha ayaa waxay sheegtay 16 ka August.

Read more…

Advertisements

Italy:Boat stranded near Italian port, 300 migrants saved

Sunday, May 8, 2011 Comments off

Laaska News May 8,2011

ROME, May 8 (Xinhua) — A boat carrying about 300 migrants was stranded in waters off the southern Italian port of Lampedusa on Sunday and many of them were thrown overboard, but eventually all the migrants were safe, Italian media reported.

The boat seemed at first to be heading for Malta but was escorted by a Maltese patrol ship toward the Read more…

Liibiya: Soomaali ka badbaadday Doon ciladowday oo Safaaradda ku sugan

Sunday, May 8, 2011 Comments off

Laaska News May 8,2011

Dad Soomaaliyeed oo ka soo badbaaday Doon ku qalibantay Xeebta dalka Liibiya ayaa gaaray xarunta safaaradda Soomaaliya ee Caasimadda dalka Liibiya.

In ka badan 200 oo isugu jira rag iyo haween ka soo badbaaday Doontaan oo ku qalibantay Xeebta Tripoli ayadoo bilaabeysa Safar ay dalka Talyaaniga Read more…