Archive

Posts Tagged ‘Taleex’

MAAMULKA KHAATUMO STATE LOOMA DHAMMA, Wuxuuna Banaanka Soo Dhigay Khilaaf Hore,KADARE

Saturday, January 21, 2012 Comments off

Waxaa iskasoo daba dhacaya oo soo baxaya  khilaaf siyaasadeed oo guun ah muddo dheerna jiray oo ka qarsoonaa da’ yarta una dhaxeeyey siyaasiyiinta kasoojeeda  Sool,Sanaag iyo Cayn. Read more…

Advertisements

Shirka Taleex “Khaatumo” Oo Ku Dhuwaaqay Magacyada Gole Madaxtooyo “Madaweynayaal” iyo Gole Wasiiro

Thursday, January 19, 2012 Comments off

Taleex – Wararka laga helayo shirkii Khaatumo ee kasocday magaalada taariikhiga ah ee Taleex oo dhawaan lagaga dhawaaqay maamul goboleed lagu magacaabo Khaatumo State of Somalia ayaa sheegaya in maanta halkaa lagu Read more…

Buuhoodle:Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Buuhoodle

Sunday, January 15, 2012 Comments off

Wararka nasoo gaaraya ayaa ku waramaya in ciidamada somaliland ay saaka aroortii dagaal Ku qaadeen magaalada Buuhoodle,isla markaana ay gudaha ugaaleen,lagana saaray. Read more…

Siilaanyo Oo Ka Kahadlay Mawqifkiisa Shirka Taleex

Saturday, January 14, 2012 Comments off

Hargeysa Jan.14 – Madaxwynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo hadal ka hor jeediyay labada gole iyo warbaahinta ayaa sheegay mawqifka Somaliland ay kaqabto Shirka Taleex (Khaatumo 2). Read more…

TALEEX:Maamul Goboleed Lagaga Dhawaaqay Shir Beeleedka Taleex

Wednesday, January 11, 2012 Comments off

“Tawraddan wixii sababay hoos ka akhri iyo waxa la gudboon Somaliland”

Shir Beeleed ka socda magaalada Taleex ee Gobolka Sool oo ay ka qayb galayaan waxgarad,cuqaal,garaado,aqoonyahanno,  siyaasiyiin, qurbajoog iyo wax garad kale oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayaa la sheegay inay ergadii shirkaasi ay isla meel dhigeen in maamul Goboleed loo sameeyo deegaanada ay kasoo jeedaan ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn (Buuhoodle). Read more…

Taleex:Laba Nin oo La Sheegay in Lagu Dilay Iskudhac Ka Dhacay Duleedka Taleex

Sunday, December 11, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 11, 2011

Wararka ay warbaahintu ka helayso degmada Taleex ayaa kusoo waramaya in isku dhac ka dhacay duleedka degmada Taleex ay ku dhinteen laba qof,lix kalana ay ku dhaawacmeen,dhammaantoodna ay yihiin dadka deegaanka Taleex. Read more…

Somalia – Madaxweynaha Somalia Sh.Sharif oo booqday Jiida hore ee Dagaalka + Warsaxaafadeed +SAWIRRO+DHAGEYSO

Wednesday, March 9, 2011 Comments off

Laaska News March 09,2011


.

Muqdisho (Laaska News) – Madaxeynaha Somalia mudane Sh.Shariif Sh.Axmed ayaa maanta booqday jiida here ee fariisamada ciidamada ee dhawaan ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM la wareegeen ee degmooyinka Hodon, H/wadaag iyo Wardhiigley. Read more…