Archive

Posts Tagged ‘War in Somalia’

Kismayo – Ciidamada Huwanka Ah Oo Lasheegay Inay Gudaha Ugaleen Oo Dhawr Gobood Kadageen

Wednesday, October 3, 2012 Comments off

Laaska News 3 October 2012

Wararka laga helayo magaalada Kismayo ee magaala madaxda Gobolka J/Hoose ayaa kusoo warmaya in ciidamada huwanka ah ay maanta si xoog leh usoo galeen oo lagu arkay magaalada ayna dhawr meelood ka dageen magaaladaa,waxaana la sheegay in wali shacabka magaalada ay ka muuqato feejignaan iyo in wali uu yar yahay dhaqdhaqaaqu ayna dadka intooda badani ay guryahooda ku sugan yihiin. Read more…

Advertisements

Dad Rayad Ah Oo La Shageeya in Ciidanka Kenya Ku Dileen Deegaanka Janaay Cabdalle Oo Kenya Ka Hadashay

Tuesday, September 25, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 25,  2012
Wararka ka imanaya deegaanada Koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in dad rayad ah oo xoolo dhaqato ah oo kusugnaa deegaanka lagu magacaabo Janaay Cabdalle oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose ay ciidamada kenya ee ka tirsan ciidamada huwanka ah ee dagaalka kaga jira aagga J/Hoose ay axaddii ( Sept. 23) ku dileen dad reer guuraa ah ama xoolo dhaqato ah oo la sheegay inay ahaayeen dad rayad ah oo aan hubaysnayn, qaar kalana ku dhaawacaeen, warkaas oo si xoog leh usoo baxay lagana sheegay warbaahinta. Read more…

Kenya Aamini Mayno, Shacabka Soomaaliyeed Ee Kismaayo Colaadda Iyo Qaxa Lagu Wadona Lagama Aamusi Karo

Saturday, September 22, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 22,  2012

Waxaa la yaab leh in shacabka soomaaliyeed nooc uu yahayba, siyaasi, aqoonyahan, madax dhaqameed, culumo, mid kasoo jeeda kismaayo iyo mid kale, mid qabiil sheeganaya, mid kursi doonaya iyo waliba masuuliyiinta dawladda iyo baarlamaankaba, muwaadin caadi ah, intaba la waayo cid kahadasha magaalo dhan oo ay ku noolaayeen kumaankun qof oo maato iyo caruur ah oo la qaxinayo, oo la baqdin galinayo oo la leeyahay magaaladii ay daganaayeen ayaa la weerarayaa oo muddo sanad ku dhaw lagu hayo colaad joogta ah, qiilka loo haystaana uu yahay waxaa laga saarayaa rag haysta dakadda iyo shabaab, wax qof caqli, aqoon, damiir iyo dadnimo leh uu qaadan karo maaha, waxaa la yaab leh hay’adihii caalamka iyo idaacadihii ayaa sheegaya  in dad kumaankun ah ay kaqaxayaan oo laga dayrinayo xaaladda ay ku sugan yihiin dadkaas haddana Soomaali cid ka hadlaysaa ma jirto. Read more…

Kenya – PM Odinga seeks US help in Kismayu battle

Wednesday, June 13, 2012 Comments off

Somalia: Who Owns What? 1963
Somalia: Blood on the Horn – 1964 (
Irish of Africa”).

Prime Minister Raila Odinga has asked the EU and United States to help the African Union forces in Somalia to wrest the port of Kismayu from Al-Shabaab.
.

Mr Odinga said liberating Al-Shabaab’s last bastion would entail an operation by land, sea and air”. Read more…

AU peacekeepers announce third phase of operation in Somalia

Tuesday, March 13, 2012 Comments off

MOGADISHU, March 13 (Xinhua) — African Union peacekeeping mission supporting Somali government on Tuesday announced the military operation to oust Al-Shabaab from Somalia will soon commence, said Aronda Nyakairima, visiting Ugandan Chief of Defense Forces. Read more…

Baydhabo Oo Ku Dhacday Gacan

Wednesday, February 22, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 22, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in magaalada Baydhabo ay Ciidamo huwan ah oo isugu jira Ciidamada XDS iyo kuwo Itoobiyaan ahi ay gudaha ugaleen magaalada Baydhabo (Baydhabo Janaay) iyadoon uusan kadhicin wax dagaal ah sidaana waxaa ku waramay warbaahin kala duwan oo isugu jira warbaahinta dalka iyo kuwa dibadda. Read more…

Ethiopian tanks advance on key Somali town

Wednesday, February 22, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 22, 2012
 By AFP

Ethiopian troops in battle tanks thrust into rebel-held Somalia regions Tuesday, sparking heavy fighting as they advanced towards the major Shebab stronghold of Baidoa, witnesses said. Read more…

Buuhoodle – Dagaal Saaka ka dhacay Deegaanka Maygaagle

Wednesday, February 8, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 8, 2012

Hawd (LN) – Waxaa laga soo waramayaa in dagaal uu saaka ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Buuhoodle, meel aan ka fogayn Maygaagle oo dagaalkaas oo u dhaxeeya maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada Somaliland. Read more…

Somalia:Dagaal La sheegay Inuu ka dhacay Deegaanka Jasiira, Duleedka Muqdisho

Tuesday, January 31, 2012 Comments off

Laaska News Jan 31, 2012

Muqdisho – Waxaa lagu soo waramayaa in uu dagaal saaka ku dhexmaray ciidamada dawladda KMG Soomaaliya iyo kuwa xarakada shabaab duleedka Muqdisho,halka lagu magacaabo jasiira,oo kaabiga ku haysa dugsigii hore ee tababarka Xalane oo hadda ah xaruunta ugu weyn ee midawga afrika ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Read more…

Ciidamo Itoobiyaan ah Oo La Sheegay inay Dul Dageen Luuq

Monday, January 30, 2012 Comments off

Laaska News Jan 30, 2012

Ciidamo Itoobiyaan ah oo kolonyo ah ayaa la sheegay inay shalay xadka kasoo gudbeen,watana tigniko iyo madaafiic culus ayna soo gaareen magaalada Luuq,  sida  ay ku warameen warbaahin kala duwan oo soo xiganaya dadka deegaanka  iyo saraakiil kale,ciidamadan ayaa la sheegay inay yihiin kuwo farabadan,isla markaana ay dageen duleedka magaalada Luuq. Read more…