Archive

Posts Tagged ‘War Murtiyeed’

Shirkii Saxiixayaasha Roadmap-ka Ee Nairobi Oo Laga SooSaaray War-Murtiyeed (August 6, 2012)

Tuesday, August 7, 2012 Comments off

Laaska News  August 7, 2012

Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka  shalay oo bishu ahays Aug 6,2012. Read more…

Advertisements

War-murtiyeedka Kasoobaxay Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG)

Thursday, July 5, 2012 Comments off

Laaska News 4 July 2012.

by Canab 

Photo:RM

Moqdisho 04,July, 2012……. Shirka 22aad ee Kooxda Xiriirka Caalamiga (ICG) ayaa lagu qabtay Rome 2da ilaa iyo 3da Luulyo 2012 iyadoo uu guddoominayay wakiilka gaarka ah ee xog’haya qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. Augustine Mahiga iyo wadamada Norway iyo Mareykanka. Read more…

Shirka wada tashiga saxiixayaasha Soomaalida ee barnaamijka dhmeystirka geedi u socodka xiliga kala guurka ah (Warmurtiyeed )

Tuesday, March 27, 2012 Comments off

 Warka TFG da

War-murtiyeed

Galkacayo, 26 March,2012: Shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah ayaa maanta oo bishu tahay 26 March,2012 lagu qabtey magaalada Galkacayo. Read more…

Ra’iisul wasaare Cabdi Weli – “waan soo dhaweynayaa in Soomaaliland aan wada hadalno”

Friday, February 24, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 24, 2012                 WARKA  TFG da
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo baaqkii ka soo baxay shirkii lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee arrimaha Soomaaliya looga hadlayay, kaasi oo ku aadanaa in Soomaaliland ay ka wada hadlaan ayahooda, isagoo dhanka kale sheegay in uu guuleystay shirkii London. Read more…

Equatorial Guinea:War-murtiyeedka Wasiirada arrimaha dibadda Afrika

Thursday, June 30, 2011 Comments off

Laaska News  June 30,2011
Shirkii Wasiirada Arimaha Dibadda ee lagu qabtay xarunta magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea ayaa waxaa laga soo saarary war murtiyeed ka kooban sagaal qodob:-

Read more…