Archive

Posts Tagged ‘war saxaafadeed’

Somalia:Xukuumadda Soomaaliya Oo Sharaxday Ra’isulwasaaraha Turkiga “In Loo Aqoonsado Shakhsiga Caalamka” Mudan Billadda Q.M. – WARSAXAAFADEED

Tuesday, December 27, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 27, 2011       
United Nations Population Award”

War-Saxaafadeed.

Shirka Golaha Wasiirada Read more…

Somalia:Xukuumadda oo magacawday Guddiga Khubarada ee Qabyo-qoraalka Dastuurka (War Saxaafadeed)

Monday, September 26, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 26,2011        Warka TFGda

War Saxaafadeed

(Muqdisho, 26 Sebteembar, 2011) Iyadoo la fulinayo Roadmap-ka, Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha, ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xuseen Carab Ciise, wuxuu maanta ku Read more…

Somalia:Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Johnnie Carson & Madaxa USAID

Saturday, September 17, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 17,2011               War-saxaafadeed

Read more…

Somalia:Xukuumadda Soomaaliya oo faahfaahisay socdaalka wafdi ballaaran oo Turkiga ka socda (WAR-SAXAAFADEED)

Tuesday, September 13, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 13,2011

Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa Faahfaahin Ka bixisay socdaalka ay Muqdisho ku yimaadeen wafdi ballaaran oo ka socda dalka Turkiga. Read more…

Somalia:Golaha Wasiiradda oo Muqdisho Shir Ku Yeeshay -WARSAXAAFADEED

Friday, August 26, 2011 Comments off

Laaska News  August 26,2011

Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Xuquuqul Insaanka, arrimaha Amniga, iyo arrimaha Gargaarka Read more…

Somalia:Mahiga oo soo dhaweeyay Dhaarinta Golaha Wasiirada cusub -War-saxaafadeed

Friday, July 29, 2011 Comments off

Laaska News  July 29,2011
War-saxaafadeed: Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud oo soo dhoweeyay dhaarinta Golaha Wasiirada cusub

Dr. Mahiga wuxuu kaloo ugu baaqay dowladda inay si dhakhsa ah u bilowdaa hirgelintii Heshiiskii Kampala Read more…

Somalia:Golaha Wasiirada oo shir xasaasi ah yeeshay. WAR-SAXAAFADED.

Thursday, June 16, 2011 Comments off

Laaska News  June 16,2011

War-Saxaafadeed

 

Muqdisho, Khamiis, 16 June 2011 – Shir ay yeesheen golaha wasiirada oo uu shir-guddoominayeyRa’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Read more…

Somalia:War-saxaafadeed- Dilkii Fasuul Cabdalla oo ay dowladda ku hadashay

Sunday, June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011

War Saxaafadeed 034/2011

Dowladda Soomaaliya oo Cadeysay Dhimasadii Fazul Cabdalla.(Muqdisho, 12 Juun, 2011) – Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxay Arbacadii Read more…

Somalia:Xukuumadda oo dhalleeceysay falkii argagixiso ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo (War Saxaafadeed)

Saturday, April 23, 2011 Comments off

Laaska News April 23,2011.

(Muqdisho, April21,2011) Dowladda Fadaraalka ah ee Soomaaliaya waxay si adag udhalleecaynaysaa falkii argagixisada ahaa ee 16kii bishan Abril ka dhacay magaalada Gaalkacyo,qaraxaas oo loo adeegsaday baabuur isla markaana lagu dilay Agaasimihii WasaaraddaCaddaaladda ee gobalka Read more…

Somalia:Golaha Wasiirrada oo baaq u diray shacabka – War Saxaafadeed

Tuesday, April 19, 2011 Comments off

Laaska News April 19,2011

(Muqdisho – Talaado, 19 April 2011)—–Shir ay maanta Golaha Wasiiradu yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Read more…