Archive

Posts Tagged ‘Warka Baargaal’

Baargaal Oo Siweyn Looga Xusey Munaasabada 14 – Guuradii Kasoo Wareegtey Aasaaska Puntland – SAWIRRO

Friday, August 3, 2012 Comments off

Laaska News August 3,2012

Baargaal, (Aug.1)- Waxaa Degmada Baargaal ee Gobolka Bari si weyn looga xusey munaasabadda 14 guuradii ka soo wareegtey aasaaska Puntland iyadoo dadweyne aad u tiro badan iyo mas’uuliyiin ay ka soo qeyb galeen dabaal daggaas oo siweyn loo soo agaasimey. Read more…

Advertisements

Baargaal – Mashaariic Horumarineed Oo La Dhagax Dhigay Degmada Baargaal – SAWIRRO

Tuesday, March 22, 2011 Comments off

Laaskja News March 22,2011.

Baargaal(Somalia) – Masuuliyiin Isugu jira Siyaasiyiin  , Aqoonyahano  , Qurbo Joog iyo Ganacsato u dhashay Degaanka raas Casayr  oo uu wehelinayo Gudoomiyaha Degmada Baargaal  Mudane Axmed Maxamuud yuusuf (Axmed Guray )ayaa waxay dhagax dhigeen  Read more…

Baargaal – Wafdiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo lagu so dhoweeyay Magaalada Baargaal si Heer sare

Wednesday, March 9, 2011 Comments off

Laaska News March 09,2011

.

Baargaal (March 03) -Dadwaynaha Degmada Baargaal ee Gobolka Bari oo ay horkacayaan Odayaasha Degmada , Maamulka , Culamaau’diinka iyo Ganacsatada Degmada ayaa maantay si cajiib ah u soo dhaweeyay Wafdiga Horumarinta Gobolka Raascasayr  oo ka qaybgalaayay Shir  ka dhacaaya Read more…