Archive

Posts Tagged ‘Warka Caalamka’

Masar – Reer Al-Askandariya Oo Kabo Iyo Tamaandho Ku Shiiday Wasiiraddii Kilintoon

Monday, July 16, 2012 Comments off

Laaska News July 16, 2012
.

EPA.

Waxaa lasheegay in dadka deggan magaalada Al Askandariya ee ku taal dalka Masar ay kushiideen kabo iyo tamaandho (yaanyo) gaadiidkii lagu waday Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee maraykanka Helari Kilintoon. Read more…

Giriig – Qarax Kadhacay Caways Kuyaal Atanis

Monday, July 16, 2012 Comments off

Laaska News   July  16, 2012

Qarax xooggan ayaa la sheegay inuu ka dhacay kalaab  ama caweyska lagu caweeyo oo kuyaal magaalada Athens Axaddii. Read more…

Shirka Madaxda Midawga Afrika Oo Ka Furmay Addis Ababa

Monday, July 16, 2012 Comments off

Laaska News

Addis-Ababa,July 15,2012 – Shir sanadeedkii madaxda dalalka Afrika ee ku midoobay midawga Afrika (AU) ayaa maanta ka furmay xarunta AU ee Addis-Ababa, dalka Ethiopia,waxaana kaqaybgalaya madaxweynayaal,madax xukumeed iyo madax kale oo ueurkaas ah. Read more…

Dagaalada Suuriya Oo Qasaarihiisu Soo Kordhayo Iyo Caalmkii Oo Ismari La’

Sunday, July 15, 2012 Comments off

Laaska News  July 15,  2012


EPA  ( File).

Waxaa lagu soo waramayaa in dagaalada Suuriya ay shalay ku dhinteen dad gaaraya 88 qof ,waxaana maalmo kahor dhintay dad lagu qiyaasay 200 oo qof oo loobadinayo inay ubadan yihiin xiigaga kasoohorjeeda xukuumadda.  Read more…

Hollande Wali Waqti Baa Lahaystaa Lagu Xaliyo Qalalaasaha Suuriya

Sunday, July 15, 2012 Comments off

Laaska News July  15,   2012

Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollane waxa uu sheegay sabtigii in bulshada caalamku ay wali haysto waqti ay xal nabad galyo u raadiyaan ama ku xaliyaan qalalaasaha kataagan Suuriya,lagana hortago xaalad keenta dariiqad xun, dagaal sokeeye oo kadhaca waddanka. Read more…

Madaxweyne Obama Waa Saaxiib Wanaagsan Oo Ay Leedahay Venezuela – Chavez

Saturday, July 14, 2012 Comments off

Laaska News July  14,   2012

EPA

Madaxweynaha Venezuela Hugo Chavez waxa uu sheegay in uu aaminsan yahay in Madaxweynaha Maraykanka Obama uu yahay qof wanaagsan,Venezuelana wax dhibaato ah am a khatar ah kumahayso
xukuumadda Maraykanka,wuxuuna sidaa ku sheegay warays uu la yeeshay TV ga wadanka. Read more…

Daadad U-Eg Tsunami Oo 170 Qof Ku Laayay Koonfurta Ruushka

Sunday, July 8, 2012 Comments off

Ugu yaraan 171 qof ayaa la sheegay inay ku dhinteen daadad ka dhacay Gobolka Krasnodar ee Koonfurta Ruushka. Read more…

Tirada Dhimashada Oo Gaadhay 99 Qof Daadad Kadhacay Koonfurta Ruushka

Saturday, July 7, 2012 Comments off

Daadad iyo fatahaad ka dhashay roobab xooggan oo Kadhacay Gobolka Krasnodar ee Koonfurta Ruushka ayaa dadka kudhintay ay gaareen 99 qof halka markii hore ay ka ahaayeen 87,sida Bolisku ay sheegeen Sabtiga Maanta ah. Read more…

Shirka Tokyo Ee Deeq Bixiyaasha Caalamk Oo Lagu Go’aaminayo Gargaar Afganistan Lasiiyo

Saturday, July 7, 2012 Comments off

Laaska News  Jul 7, 2012

Shirka Tokyo ee looga hadlayo Afganistan waxaa meel laysla dhigayaa in lasiin doono waddankaas lacag dhan 16 – bln oo lagu caawinayo ilaa sanadka 2015 ka,sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Japan Mr. Koichiro Gemba . Read more…

Hillary Clinton in surprise Afghan visit

Saturday, July 7, 2012 Comments off

H  Clinton Oo Kadis Ku Booqatay Afgan

Wasiiradda Arrimaha Dibadda Dalka Maraykanka ayaa booqasho aan lasii shaacin ku tagtay Agaanistaan.

US Secretary of State Hillary Clinton has arrived in Afghanistan on an unannounced visit. Read more…