Archive

Posts Tagged ‘warka Dawladda Somalia’

Madaxweyne Shariif,Ergay Mahiga Oo Kulan Ka-yeeshay Baarlamaanka Kala Dhiman Iyo Dhammeystirkiisa

Thursday, August 23, 2012 Comments off

Laaska News  August  23,  2012

 

MuqdishoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md.Shariif Sh.Axmed iyo wakiilka Gaarka ah ee Xog.Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. A. Mahiga ayaa kulan ka yeeshay sidii loo dhammeystiri lahaa tirada liiska xildhibaanada cusub ee dalka Soomaaliya,August 22, 2012. Read more…

Somalia – Deegaanno Loo Aqoonsaday Degmooyin (Warka Aug 20, 2012)

Wednesday, August 22, 2012 Comments off

Laaska News August 22,2012

Muqdisho, – Waxaa saddex deegaan oo ah Sh/Dhexe iyo Hiiraan loo aqoonsaday degmooyin sida lagu sheegay warbaahinta qaranka, Aug.20,2012. Read more…

Somalia-Xafiiska PM-ka Oo “Sharciyadda Magacaabista Degmooyinka Cusub,& Dalacsiinta” Ka Hadlay -Warsaxaafadeed

Thursday, August 16, 2012 Comments off

Laaska News  August  16,  2012

Mogadishu, Somalia (Aug.15,2012)-Waxaa warsaxafadeed kasoobaxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Madxamed Cali lagaga hadlay magacaabista degmooyinka cusub ee dhawaan lagu magacaabay wareegtooyin kasoobaxay xafiiska Madaxweynaha iyo sidoo kale dalacsiinta saraakiisha dawladda IWM.Waxaana muuqata in labada xafiis ay si aad ugu kala aragti duwan yihiin magacaabista arrimahaas kor ku xusan & cidda awoodda uleh labadaba. Read more…

Somalia – Pres. Sharif Oo Ka Hadlay Sharciyadda Xukuumadda, Degmooyinka, Shirka Islaamka – Shir Jaraa’id

Thursday, August 16, 2012 Comments off

Laaska News  August  16,  2012

Muqdisho, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa markii uu soo dagay waxaa loo soo dhaweeyay si diiran, kadibna shir jaraa’id oo uu ku qabtay xaruunta madaxtooyada Soomaaliya oo uu kula hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda waddanka uu Read more…

Somalia -Shirkii Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga iyo Soo Xulista Baarlamaanka,Magacaabista

Monday, August 13, 2012 Comments off

 

Laaska News  August 13,  2012

By:Canab
(Muqdisho, Isniin, 13 Augst 2012) Shir ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Amniga, Soo xulista Baarlamaanka iyo Arrimo kale. Read more…

Somalia – Degmooyin Cusub Oo J/Hoose Iyo Bay Loo Magacaabay – Wareegto Madaxweyne

Monday, August 13, 2012 Comments off

Laaska News August 13, 2012

Muqdisho, Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Md.Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu sheegay  in laba deegaan oo ka kala tirsan Gobolada J/Hoose iyo Bay laga dhigay Degmooyin sida laga helay Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Read more…

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Laba Degmo U Magacaabay Deegaanno Gedo Iyo Bakool Ah – Wareegto

Sunday, August 12, 2012 Comments off

Laaska News August 12, 2012

Muqdisho, Madaxweynaha Soomaaliya Md.Sh.Shariif Sheekh Axmed ayaa deegaanada lagu kala magacaabo karaaban iyo Dhuurey u magacaabay inay noqdaan laba degmo, kuwaas oo ka kala tirsan Gobolada Gedo iyo Bakool. Read more…

Somalia- Degmooyin La Magacaabay – Wareegto

Thursday, August 9, 2012 Comments off

Laaska News  August  9, 2012

Muqdisho,Aug 8, 2012 – Waxaa wareegtooyin kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Sheekh Shariif Shiikh Axmed,laguna baahiyay warbaahinta Qaranka lagu sheegay in degmooyin loo aqoonsaday deegaanada ama tuulooyinka kala ah: Read more…

Galinsoor Oo Laga Dhigay Degmo

Friday, July 27, 2012 Comments off

Laaska News  July  27,  2012

Waxaa xukuumadda Soomaaliya ka dhigtay magaalada Galinsoor oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, degmo Buuxda sida lagu sheegay wareegto kasoobaxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya iyo wareegto faafin ah oo kasoobaxday Wasaaradda Arrimaha Gudahakadibna  lagu baahiyay warbaahinta qaranka. Read more…

Somalia – Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweyne Shariif Oo U Ambabaxay Dalka Ethiopia

Saturday, July 14, 2012 Comments off

Warka Dalka ( TFG da) 

by Canab

 

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amabaxay wadanka Ethiopia halkaas oo maalinnimada berito ah lagu wado in uu ka furmayo shir ay isugu imaanayaan madaxda wadamada Africa. Read more…