Archive

Posts Tagged ‘Warka Iiraan’

Iran Oo Sheegtay Inay Diyaar Utahay Inay Caawiso Xalinta Dhibta Syria

Thursday, June 28, 2012 Comments off

Iran diyaar bay utahay inay caawiso qorshaha Ergayga caalamiga ah ee Kofi Anana iskudayga lagu doonayo in xal nabadgalyo laga gaaro Suuriya,laakiin haddii dawladaha qaarkood aysan rabin dahraan kulanka quwadaha caalamka “taasi waamid iyaga dhibaato ku haysa”Danjiraha Iran ufadhiya UN ka Mohammad Khazaee ayaa sheegay Arbacadii. Read more…

Advertisements

Iran Oo Joojinaysa Inay Saliid Ka Iibiso Shirkadaha Ingiriiska,Faransiiska

Sunday, February 19, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 19, 2012

Iran waxay joojinaysaa in ay ka iibiso saliid cayriin shirkadaha Ingiriiska iyo Faransiiska ,sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda saliidda (shidaalka),laguna qoray shabakad ay leedahay wasaaradda shidaalku. Read more…