Archive

Posts Tagged ‘Warsaxaafadeed Xukuumada Soomaaliya’

Somalia: Golaha Wasiirada oo ka Shiray Xaaladda Amniga ee Muqdisho & Wixii kasoo baxay

Sunday, August 7, 2011 Comments off

Laaska News  August 7,2011

Muqdisho,Somalia – Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shir aan caadi ahayn ku yeeshay maanta Magaalada  Muqdisho uuna gudoominayay Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali M. Caliayaa waxaa looga hadlay isbadaladii ugu dambeeyay ee Read more…

Somalia:Guddi qaabilsan qabanqaabada aaska Imaam Maxamuud oo la magacaabay

Friday, May 13, 2011 Comments off

Laaska News  May 13,2011
Somalia:Dowladda oo ka hadashay Geerida Immaam Maxamuud

Muqdisho -Kulan looga hadlaayay sidii aas ballaaran loogu sameyn lahaa Allaha u naxariistee Imaaam Maxamuud Imaam Cumar oo ku geeeriyooday dalka Kenya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulankaasi oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu magacaabay guddi u xilsaaran qabanqaabada aaska Allaha u naxariistee Imaam Read more…

Somalia:Golaha Wasiirada oo sheegay in xilligaan doorasho aysan suuragal ahayn. “War-saxaafadeed”.

Sunday, April 24, 2011 Comments off

Laaska News April 24,2011.
Muqdisho (RM)War-saxaafadeed laga soo saarey Shir ay yeesheyn Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ku saabsan inaysan waqtigan suuragal ahayn doorashadu wuxuuna uqornaa sidan soo socota.

Read more…

Somalia:Faahfaahin ku saabsan taliyeyaasha la magacaabay

Wednesday, March 30, 2011 Comments off

Laaska News March 30,2011.

War-saxaafadeed shirka golaha Wasiirada

Muqdisho, March, 29.03.2011————-Waxaa maanta shir aan caadi aheyn isugu yimid golaha wasiirada ee xukuumada Federaalka iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Read more…