Archive

Posts Tagged ‘Warsaxaafadeed’

Madaxweyne Shariif,Ergay Mahiga Oo Kulan Ka-yeeshay Baarlamaanka Kala Dhiman Iyo Dhammeystirkiisa

Thursday, August 23, 2012 Comments off

Laaska News  August  23,  2012

 

MuqdishoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md.Shariif Sh.Axmed iyo wakiilka Gaarka ah ee Xog.Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr. A. Mahiga ayaa kulan ka yeeshay sidii loo dhammeystiri lahaa tirada liiska xildhibaanada cusub ee dalka Soomaaliya,August 22, 2012. Read more…

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Ka Hadlay Shaqada Guddiga Farsamada ,Habka Iyo Awoodda Xulista Baarlamaanka

Friday, August 17, 2012 Comments off

Laaska News August  17, 2012             Update      ” Warsaxaafadeed”


Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa kusoo waramaya in  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane  Sheekh Shariif Sheekh Axmed  uu maanta shir jaraa’id u qabtay kaga hadlay xiisadda maalmahan taagnayd ee xulista xubnaha Baarlamaanka iyo Guddiga farsamada ka dhex taagnayd ,warbaahintana aad looga maqlayay iyo cabashada kasoobaxaysay. Read more…

Somalia-Xafiiska PM-ka Oo “Sharciyadda Magacaabista Degmooyinka Cusub,& Dalacsiinta” Ka Hadlay -Warsaxaafadeed

Thursday, August 16, 2012 Comments off

Laaska News  August  16,  2012

Mogadishu, Somalia (Aug.15,2012)-Waxaa warsaxafadeed kasoobaxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Madxamed Cali lagaga hadlay magacaabista degmooyinka cusub ee dhawaan lagu magacaabay wareegtooyin kasoobaxay xafiiska Madaxweynaha iyo sidoo kale dalacsiinta saraakiisha dawladda IWM.Waxaana muuqata in labada xafiis ay si aad ugu kala aragti duwan yihiin magacaabista arrimahaas kor ku xusan & cidda awoodda uleh labadaba. Read more…

Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Qabsoomidda Shirka Dastuurka ( 12 July 2012) Warsaxaafadeed

Friday, July 13, 2012 Comments off

Warka TFG da

Shirka Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Halka Uu Marayo Qabsoomida Shirka Dastuurka lagu Ansaxinayo

by Canab

Muqdisho, 12 July 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Warbixin Read more…

Go’aanada Shirkii Golaha Wasiirada, Magacyada Gudi Farsamo Ee Xulista Ergada (June 25, 2012 ) -WARSAXAAFADEED

Tuesday, June 26, 2012 Comments off

Golaha Wasiiradu waxay ansixiyeen “Gudi Farsamo ee soo xulitaanka ergada”. -Warbaahinta Qaranka.

 

Muqdisho, Isniin, June 25, 2012 Waxaa galabta shir aan caadi aheyn isugu yimid xaruntooda Golaha Wasiirada, shirkaas oo uu shir gudoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay qodobo kala duwan oo ay kamid yihiin Dastuurka iyo Amniga. Read more…

SOOMAALIYA OO QAADANEYSA DASTUUR CUSUB – WARSAXAAFADEED

Thursday, April 26, 2012 Comments off

Laaska News  Apr.26, 2012                         Warka TFG da (RM.Codka JS).

(Muqdisho, April 25, 2012) Maanta waa maalin taariikhi ah oo bilow u ah dhameytirka howlihii Dastuuriga ahaa ee Xukuumadda Soomaaliya hormuudka ka ahayd.

Wasaarada Arimaha Dastuurka iyo Dibu-heshiisiinta ayaa Read more…

Warsaxaafadeed – Magacaabidda Guddiga Wadahadalada Somaliland

Saturday, April 14, 2012 Comments off

Laaska News Apr. 14, 2012                                     Warka TFG da.

(Muqdisho, April 14, 2012) Madaxwaynaha dowlada federaalka ku-meelgaarka ee Soomaaliya, mudane Shariif Shiekh Axmed, ayaa maanta ku dhawaaqay gudi ka kooban todobo xubnood oo horkici doona qorshaha wada-hadalka lala geli doono maamulka Read more…

Xukuumadda Soomaaliya Oo Ansixisay Xeerka Isgaarsiinta Qaranka – WARSAXAAFADEED

Friday, March 23, 2012 Comments off

Laaska News                                                          Warka TFG da
Muqdisho – – Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kusoo baxay shabakadda ay leedahay Radio Muqdisho ee ku hadasha codka Jamhuuriyadda Soomaaliya,waxay Golaha Wasiirada  ee xukuumadda KMG Soomaaliya ay  Marso 22,2012  ansaxiyeen xeerka Isgaarsiinta Qaranka kadib markii ay shir ku yeesheen rugtooda ay ku leeyihiin Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Read more…

Soomaaliya – Golaha Wasiirada Oo Shir Ku Yeshay Muqdisho – Warsaxaafadeed

Friday, March 23, 2012 Comments off

Warka TFG da

Warsaxaafadeed Shirka golaha Wasiirada

(Muqdisho, 22 Maarso 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha amniga, arrimaha Gobolada, horumarka qabyo-qoraalka Dastuurka cusub, xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo arimo kale. Read more…

Soomaaliya – Golaha Wasiirada Oo Shirkoodii Yeeshay – WARSAXAAFADEED

Thursday, March 15, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 15, 2012                   Warka TFG da (Warka Dalka)

Golaha Wasiirrada Oo Maanta Shirkoodii Todobaadlaha Ahaa Uga Hadlay Arrimo Dhowr Ah.WARSAXAAFADEED
Muqdisho, March 15, 2012—–Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin safarkii Ra’iisul Wasaaraha, Shirkii Garowe 2 iyo go’aamadii ka soo baxay, arrimaha amniga, arrimaha Gobolada, Istraatejiyada Warbaahinta Dowladda iyo arimo kale. Read more…