Archive

Posts Tagged ‘Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya’

Wasaaradda A Gudaha Ha Loo Daayo Shaqadeeda, Haddii La Doonayo Qawlaysatada In Laga Sifeeyo Afgooye Iyo Ciidanka Dhexdiisa

Tuesday, July 31, 2012 Comments off

Laaska News July  31,  2012

Warka kasoo yeedhay Afgooye ee ah cabashada  ay shacabka Afgooye ee uu hor kacayo Gudoomiyihii Degmada Afgooye ay ugudbiyeen madaxweynaha iyo wafdigiisi kormeerka ku tagay 30/7/2012 waxay ciddii maqashay ay  ku noqotay la yaab iyo fajaciso,kadib markii la maqlay Gudoomiyihii  Degmada oo ilmaynaya ayaa eedeeymo usoo jeediyay qaar ka tirsan ciidanka,kuna eedeeyay inay geysanayaan jidhdil,kufsi iyo dhac. Read more…

Advertisements

Madaxweyne Shariif Oo Ku Dhawaaqay tallaabooyin ay Dawladdu ka Qaadatay Xaaladda Afgooye – SAWIRRO

Tuesday, July 31, 2012 Comments off

Laaska News   July  31,  2012

“Tallaabadaasi waa bilaabatay dadkii lagu eedeeyay dad kamid ahna tallaabo ayaa lagag qaaday intii aan meesha wada joognay”- President Sharif

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Sheekh Shariiff Sheekh Axmed ayaa  jawaab degdeg ah kabixiyay cabashada ay u gudbiyeen shacabka ku dhaqan Afgooye xilli uu shalay uu kormeer gaaban ku tagay magaalada Afgooye kadib markii dadka deegaankaasi ay madaxweynaha iyo wafdigiisii ugudbiyeen eedeymo ku lid ah qaar ka tirsan ciidanka dawladda oo qawlaysi kula dhaqaaqay shacabka halkaa ku dhaqan ee Soomaaliyeed. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Ku Tagay Markii Saddexaad Afgooye (July 30,2012),Kulamana Laqaatay Odayaasha – SAWIRRO

Tuesday, July 31, 2012 Comments off

Laaska News July 31, 2012

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa socdaal ku tagay magaalada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose  maalintii shalay oo bisha Luulyo ahayd 30,2012 , wuxuuna halkaa kulamo kula qaatay odoyaasha deegaanka iyo mas’uuliyiinta Degmada Afgooye. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Socdaal Kutagay markii Labaad Afgooye

Monday, June 11, 2012 Comments off

Muqdisho – Wararka laga helayo caasimaadda dalka ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha J. Soomaaliya Md Shiikh Shariif Sh. Axmed oo ay weheliyaan Wasiirka A. Gudaha & Beeraha  uu maanta galinkii dambe socdaal kutagey magaalada Afgooye,kulamana la leeyahay dadka deegaanka iyo ciidamada deegaankaa kusugan sida lagu sheegay warbaahinta . Read more…

Somalia:Munaasabadda Sanad Guurada 68-aad ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed – SAWIRRO

Tuesday, December 20, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 20, 2011

Muqdisho,Somalia– Maanta oo ay Bishu tahay 20 ka Disimber waxay ku beegan tahay sanad guradii 68aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee 20 kii/12/1943.

Munaasabad lagu maamuusayo maalintaa taariikhiga ah ayaa maanta lagu Read more…

Somalia:Ciidanka Xoogga Dalka oo Suuqa Bakaaraha ku wareejiyay Booliiska,Wasiiro,Saraakiil Ciidan & Muuqaalka – SAWIRRO

Wednesday, August 10, 2011 Comments off

Laaska News  August 10,2011
Muqdisho – Daawo Sawirrada Ciidanka Xooga dalka oo ku wareejinaya Suuqa Bakaaraha Boliiska Soomaaliyeed , Wasiiro indho-indhayn ku jira & muuqaalada Suuqa Bakaaraha.

(Bidix) Taliyaha Xoogga,Wasiirka Warfaafinta,Wasiirka Arrimaha Gudaha & Gen. Indho-Cade

Read more…