Archive

Posts Tagged ‘widhwidh’

Tacsi- (Col. Nadalo) Oo Lasheegay in Lagu Dilay Habeen Hore Garowe

Wednesday, July 4, 2012 Comments off

“Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun”.

Waxaa lagu soo waramaya in ninka habeen hore lagu dilay Garowe ee warbaahintu ku sheegtay magaciisa Cabdulaahi saalax Maxamed,sidoo kalana la sheegay inuu ahaa ama ahaan jiray taliye Kuxigeen Bolis uu ninkaasi yahay “Col. Nadalo”.
.

Sidoo kalaana laga sheegay BBC da iyo Maamulka Puntland na uu xaqiijiyay geeridiisa,laguna waramay in dabley hubaysan ay toogteen. Read more…

Widhwidh: Wafdi Wasiiro Somaliland ah oo ku sugan Widh Widh.

Saturday, May 21, 2011 Comments off

Laaska News  May 21,2011

Lasanod (Laaska News)Wafdi ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha ,ayna  ka mid yihiin Maxamed Kaahin,Dhancade iyo  Xubno kale oo ka socda maamulka Siilaanyo ayaa kusugan magaalada Widh widh sida ay usheegeen Warbaahinta BBC da,iyagoo Read more…

Keyse Cabdi Yuusuf & Xubno kale oo u talaabay Somaliland

Tuesday, March 15, 2011 Comments off

Laaska News March 15,2011

Burco (Laaska News) – Wararka laga helayo Magaalada Burco ayaa ku soo waramayaa in Keyse Cabdi Yuusuf oo horay uga tirsanaa SSC inuu shalay Read more…

Beenin iyo Cambaarayn warka ku soo baxay widhwidh online ee Cinwaankiisu yahay “Xaabsade ayaa ka fikirey xeelado cusub oo uu ku soo nooleeyo colaadii Cagaarre”.

Wednesday, February 23, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 23,2011

Beenin iyo Cambaarayn warka ku soo baxay widhwidh online ee  Cinwaankiisu yahay “Xaabsade ayaa ka fikirey xeelado cusub oo uu ku soo nooleeyo colaadii Cagaarre”. Read more…

Widhwidh:Garaad Abshir iyio heshiiska Somaliland

Thursday, November 4, 2010 Comments off

Lasanod(Laaska News).

Garaad Abshir Saalax Maxamed oo Ka mid ah garaadada Beesha Sool,gaar ahaan Beesha Widhwidh,ayaa waraysi BBC la yeelatay ay wax ka waydiisay heshiis ay wada galeen odayaasha iyo waxgaradka Degmada Widhwidh iyo Somaliland,waraysigaas oo uuqaaday(wariye Xagar ee uga soo warama BBC-da Burco) ,Wariye Xagar ayaa Waraysi ka qaaday Garaad Abshir  iyo Gudoomiyaha labaad ee Golaha Wakiilada Somaliland ahna ninka Gudida Somaliland Madaxda u ahaa Mr Baashe. Read more…

Garaad Abshir Saalax oo ceegaag.com uga waramay shirka Widhwidh ee odayaasha Deegaanka iyo Wasiirada Somaliland

Wednesday, November 3, 2010 Comments off

Laaska News-Somalia.

Shabakadda ceegaag.com ayaa waxay waraysi la yeelatay Garaad Abshir Saalax oo kamid ah isimada Beesha Sool,waxayna ka waraysatay shir ka socda Degmada Widhwidh,oo uga socda odayaasha degmada Widhwidh iyo wafdi wasiiro ah oo ka socda Somaliland,waxa uu garaadku qiray in meel fiican ay marayaan wadahadaladu,waxyaalaha qaarna laysla ogolaaday waxyaaalaha dhimana la  dhamaystirayo,waxaana laqabtay oo loo saaray guddiyo farsamo. Read more…

Wasiiro Somaliland oo gaadhay Widhwidh.

Tuesday, November 2, 2010 Comments off

Laaska News.
Wararka laga helayo magaalda widhwidh ayaa sheegaya inay halkaasi gaareen wafdi somaliland oo kakooban wasiiro,lataliyaha siilaanyo arrimaha bariga,saraakiil,ciidan ilaalo ah. Read more…

Widhwidh:Daawo Garaad Abshir oo lagu soodhaweeyay

Tuesday, November 2, 2010 Comments off

Laaska News                        VIDEO

Waxaa magaalada Widhwidh laga helayay warar is khilaafsan sida ay faafinayeen shabakadaha qaarkood oo aan waxba xeerin,kuwaas oo faafinayay in Garaad Abshir lagaga mudaharaaday magaalada Widhwidh,arrintaas oo noqotay mid aan raad lahayn,waxaana uu kala kulmay soo dhawayn sida aanu ka soo xiganay  dad war gal ah,iyo shabakada ceegaag.com. Read more…

Widhwidh:Wafdi Somaliland ah oo uu Siilaanyo soo diray ayaa maanta ku soo beegan

Monday, November 1, 2010 Comments off

Lasanod(LAASKA NEWS) November 1,2010.
Wararka laga helayo magaalada Laascaanood ee magaala madaxda Gobolka Sool ayaa sheegaya in wafdi heer sare ah oo Somaliland ah kana kooban Wasiiro,xildhibaano labada Gole ah,odayaal iyo saraakiil ay Read more…