Archive

Posts Tagged ‘xildhibaan’

Somalia – Xildhibaan Lagu Dilay Muqdisho Caawa (Sept.22, 2012)

Saturday, September 22, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 22, 2012

Magaalada Muqdisho wararka ka imanaya ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ay dabley hubaysan ay ku toogteen fiidkii hore ee caawa (waqtigii salaadda). Read more…

Advertisements

Guddiga Farsamada oo Shaaciyay Liiska Magacyada 202 Xubnood Ee Loo Xulay Baarlamaanka Cusub – Akhri Liiska

Saturday, August 18, 2012 Comments off

Laaska News August  18,  2012

Muqdisho – Guddiga farsamada ee hubinta xulista xubaha ay odayaasha dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ay u soo xuleen inay kamid noqdaan xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee lagu wado maalmaha soosocda inuu yeesho dalka Soomaaliya ayaa soosaaray liis ka kooban 202 xubnood. Read more…

Soomaaliya -Xildhibaanno soo dhaweeyay shirkii London

Friday, February 24, 2012 Comments off

WARKA TFG da

Muqdisho,Jimco 24 February 2012 (SONNA) – Qaar ka mid ah Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay qodobbadii ka soo baxay shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada London ee xarunta Read more…

Baargaal:Xildhibaan Puntland Ah Oo Lagu Dilay Duleedka

Saturday, January 28, 2012 Comments off

Laaska News  Jan 28, 2012

Wararka laga helayo magaalada Baargaal ayaa kusoo waramaya in shalay galabtii waqti gaaban ay dabley hubaysani ku dileen Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland oo lagu magacaabi jiray Bile Maxamuud Yuusuf xilli uu sii galayay magaalada Baargaal meel aan ka fogayn togga Baargaal . Read more…

Somalia: Xildhibaan lagu dilay Gaalkacyo

Tuesday, September 20, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 20,2011          Warka TFG da


Read more…

War Deg Deg ah: Xildhibaan Caawa Fiidkii lagu dilay Muqdisho.

Sunday, July 31, 2011 Comments off

Laaska News  July 31,2011
Muqdisho,Somalia –
Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caawa fiidkii ay dabley hubaysan oo aan la sheegin cida ay yihiin, ku toogteen Muqdisho.

 Xildhibaankaas AHUN ayaa lagu magacaabaa Khaliif Jire Read more…

Xildhibaan Maanta lagu dhaawacay

Saturday, November 27, 2010 Comments off

Laaska News

Kooxo hubeysan ayaa maanta xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ku dhaawacay magaalada Muqdisho. Read more…