Archive

Archive for the ‘SOMALI ELECTIONS’ Category

Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Ee Sept.16,2012 (Sawirro)

Tuesday, September 18, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 18, 2012

Caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa lagu qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, maalintii Axadda ee 16 kii Sebtember 2012, waxayna u dhacday si qurux badan,halkan ka daawo qayb kamid ah dhacdadaa taariikhiga ah.

Read more…

Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud Oo Loo Caleemo Saaray Somalia

Sunday, September 16, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 16, 2012

waxaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho munaasabadda caleemosaarka Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr. Xasan Shiikh Maxamuud uu kula wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Read more…

Doorashadii Madaxweynaha Somalia Ee Sept. 10, 2012 (SAWIRRO)

Tuesday, September 11, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 11, 2012

Sawirrada  doorashada Madaxweynaha Somaliya  ee dalka  ka dhacday Sept. 10, 2012.

Read more…

Murashax Shariif Oo U Hambalyeeyay Murashaxii Tartanka Ka Helay (Sept. 10, 2012)

Tuesday, September 11, 2012 Comments off

Muqdisho- Sept. 10 (LN)- Murashax Shariif (Madaxweyne Shariif) oo khudbad ka jeediyay baarlamaanka kadib markii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya uu ku dhawaaqay natiijadii rasmiga ahayd ee kasoobaxday tartankii doorashada Madaxweynaha ee ay wareeggii 3aad ku tartameen isaga iyo Murashaxa kale ee ku guulaystay tartanka doorashada Madaxweynaha Federaalka Jamhuuriyadda   Soomaaliya Mudane Xasan (Madaxweynaha Cusub). Read more…

Gudoonka Baarlamaanka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashada Madxweynaha Somalia (Sept. 10, 2012)

Tuesday, September 11, 2012 Comments off

Update:Xasan Shiikh  oo loo dhaariyay Madaxweynaha Soomaaliya”.

Muqdisho– Sept.10 – Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay natiijada rasmiga ahayd ee kasoo baxday tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ka dhacday magaalada Muqdisho Sept. 10, 2012 ayna wareeggii 3aad ee doorashada ku tartameen laba musharax. Read more…

Breaking News:Somalia Elects New President “Hassan Sheikh Mohamud”

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 10, 2012

Somali lawmakers  has elected a new Somali President, Hassan Sheikh Mohamud.

Hassan Sheikh Mohamud               19o   Vote

Sharif Ahmed Sheikh Ahmed       79

Wareeggii 3aad Tirintii Codadka oo Dhamaatay iyo Hassan Sheikh oo Si Weyn Uga hor Maray Sharif

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 10, 2012

Waxaa dhamaaday tirinta cododka wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Read more…

Somali Election 2012- Laba Musharax Oo Usoo Baxay Wareegga 3aad (Sep. 10,2012)

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 10, 2012

Kadib markii wareeggii labaad ay u gudbeen 4 musharax oo kala ah:

.
waxaa tanaasulay laba musharax waxaana laga gudbay codaynta wareegga labaad.
.
Sidaa awgeed waxaa wareegga 3aad u gudbay oo loo coddaynayaa labada musharax ee kala ah: Read more…

Wareeggii Koowaad Ee Doorashada Iyo Tirintii CodadkaOo Dhamaatay,Natiijo Horudhac Ah (Update)

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 10, 2012

Update:”Natatiijadii oo lagu dhawaaqay iyo 4 murashax oo usoobaxay wareegga labaad”  waa kuwa ugu horreeya ee hoos ka akhri.

Muqdisho – Natiijadani waa horu dhac ,walina guddiga doorashadu kuma dhawaaqin tirada rasmiga ah,waxaase cad in musharaxiinta kasoo jeeda muqdisho ay banaanka ka qaadan doonaan jagada madaxweynaha. Read more…

Banaanbax Lagu taageerayo Murashax Farmaajo Oo Ka Dhacay Muqdisho (Sept. 9, 2012) – SAWIRRO

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 10,  2012

(Somali presidential Election  2012)

Banaanbax ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Sept. 9, 2012 oo lagu taageerayo murashax Maxamed Cabdillaahi Maxamed ( Farmajo) oo u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read more…